๐—ช๐—”๐—ฆ๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐——๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ง๐—˜๐—ž๐—ก๐—ข๐—Ÿ๐—ข๐—ข๐—๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ข๐—ข ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—”๐—š๐—”๐—ฌ ๐—š๐—จ๐——๐——๐—œ๐—š๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—˜๐—˜ ๐—š๐—ข๐—Ÿ๐—”๐—›๐—” ๐—ฆ๐—›๐—”๐—–๐—”๐—•๐—ž๐—”

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ, ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐Ÿฌ๐Ÿฑ ๐—ก๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ:โ€” Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Md. Cabdicasiis Duwane Isaaq, Maareeyaha Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka Md. Mustafa Yaasin Shiikh iyo howlwadeenada Wasaaradda ayaa maanta hortagay Guddiga Warfaafinta,wacyi gelinta, Dhaqanka, Boosttada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
kulankaan oo ahaa suโ€™aalo waydiin iyo la xisaabtanka Wasaaradda ayaa waxaa Shir Guddoomiyey Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Moxamed Xasan Maxamed Abuukar (Murjaan) oo uu wahliyo Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow iyo xubnaha guddiga, waxa uuna ka dhacay kulankaan xafiiskiiska Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa.
Xubnaha guddiga ayaa Wasiirka weydiiyay su’aalo la xiriira Shaqada Wasaaradda iyo howlaha baaxadda leh ee ay shacabka Soomaaliyeed u hayso, guulaha lagaaray iyo Qorshaha lagu guuleestay.
Wasiirka Isgaarsiinta ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ayaa warbixin guud ka siiyey guddiga howlaha u qabsoomay Wasaaradda……”Sharaf weyn ayee noo tahay in aan si wadajir ah u hortagno Guddiga Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka, waxaana ugu Jawaabnay Dhammaan Su’aalihii ay naweediiyeen oo ku saabsanaa howlaha u qabsoomay Wasaaradda Sharciyada iyo xeerarka hortebinta u leh ee lagu guuleestay”……ayuu yiri Wasiir Maxamed Soomaali.
Ugu danbeyn Wasiirka ayaa guddiga ugu Mahadceliyay Wadashaqeynta Wanaagsan iyo sida ay ula shaqeeyeeen Wasaaradda meelmarinta Sharciyada Muhiimka u ahaa Dalka.
โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ..
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Xafiiska Warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada.
Muqdisho, Soomaaliya
media@moct.gov.so
Twitter:
@MoctSomalia

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
Scroll to Top