August 2, 2017

SHIR LOOGA HADLAYO SIDA LOOGA TAXADARI KARO GO’ITAANKA INTERNET-KA OO LA QABTAY

(Muqdisho, 02 Agoosto, 2017)- Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go’itaankii internetka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo tallaabooyinka xiga ee laga qaadi karo. Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen shirkadaha isgaarsiinta, internetka, dalladaha mideeya jaamacadaha dalka iyo Jaamacadda Ummadda, ayaa waxaa …

SHIR LOOGA HADLAYO SIDA LOOGA TAXADARI KARO GO’ITAANKA INTERNET-KA OO LA QABTAY Read More »

Scroll to Top