Shirweynah ITU oo ka furmay Dubai, iyadoo uu horyaallo qaraar khuseeya Soomaaliya
(Dubai, Oktobar 30, 2018)- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas’uuliyiinta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qeyb galaya shirweynaha ugu sarreeya ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Shirweynahan, oo afartii sanaba mar la qabto, ayaa ah shirka ugu heerka sarreeya …
Shirweynah ITU oo ka furmay Dubai, iyadoo uu horyaallo qaraar khuseeya Soomaaliya Read More »