Waxay wasaaraddu billawday qorshe la dardar geliyey oo dibloogu hawlgelinayo soo noolaynta Adeegga Boostada

Waxay wasaaraddu billawday qorshe la dardar geliyey oo dibloogu hawlgelinayo soo noolaynta Adeegga Boostada Soomaaliya oo weli baahi ay u qabaan Shacabka Soomaaliyeedinay helaan Boosto Casri ah oo la Jaanqaadi karta teknolojiyada casriga ah