March 16, 2023

Golaha Aqalka Sare:- Ansixinta Hindise Sharciyeeedka Dhawrista Xogta

(Muqdisho – Maarso 15, 2023)….Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeeedka Dhawrista Xogta (Data Protection Law) oo ka mid ah Sharciyada muhiimka u ah dalka, waxaana wadar ogol ku meelmariyay 30 Senator oo kulanka soo xaadiray. Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye oo goobjoog ka ahaa ansixintaan ayaa …

Golaha Aqalka Sare:- Ansixinta Hindise Sharciyeeedka Dhawrista Xogta Read More »

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo ka qeybgalay Madasha WSIS 2023.

(Geneva, Switzerland – Maarso 16, 2023)…. Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa ka qeybgalay Madasha WSIS 2023 oo lagu qabtay Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland. Madashaan ayaa waxaa looga hadlay sida Tiknoolajiyadda dhijitaalka ay muhiim ugu tahay heerarka nolosha malaayiin dad ah, oo xiliigaan baahi weyn u …

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo ka qeybgalay Madasha WSIS 2023. Read More »

Scroll to Top