WASAARADDA ISGAARSIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO HESHIIS ISKAASHI LA SAXIIXATAY URURKA ITU
(Bahrain, Manama, 7 November, 2023) ……. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada XFS ayaa heshiis iskaashi kula saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Bahrain ee Manama oo uu ka socdo shirka Horumarinta Isgaarsiinta ee wadamada Carabta. Heshiiskan ayaa dhigaya in ITU iyo Wasaaradda ay iska kaashandoonaan dhinacyada Horumarinta Isgaarsiinta, ICT-da, siyaasadda dijitaalka ah, nidaaminta xirfadaha […]
WASAARADDA ISGAARSIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO HESHIIS ISKAASHI LA SAXIIXATAY URURKA ITU Read More »