WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO SOO XIRAY TABABAR KU SAABSAN QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA.

(Muqdisho, 9, December, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS, Md. Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda u soo xiray Tababar ku saabsan Qoraalka qumman ee Afsoomaaliga, waxaana bixinaayey xubno ka tirsan guddiga Afka Soomaaliga ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta. Tababarkan oo socday muddo 5 maalmood, waxaa lagu qaatay xeerarka […]

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO SOO XIRAY TABABAR KU SAABSAN QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA. Read More »