Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xildhibaan Maxamed Soomaali ka qeybgalay Xafladda Daahfurka Adeegga Visa Card ee Salaam Banka.
๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ, ๐ญ๐ฐ ๐๐๐๐น๐๐ผ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฐ: โ Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ถ (๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ) ayaa ka qeybgalay Xafladda Daahfurka Adeegga Visa Card iyo POS ee Salaam Somalia Banka oo xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxaana goobjoog ahaa Raโiisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, Wasiirada, Xildhibaanada labada Aqal, Madaxda […]