War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Ereybixinta Teknolojiyada Af Soomaaliga.
๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ, ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐, ๐ญ๐ต ๐ฆ๐ฒ๐ฝ๐๐ฒ๐บ๐ฏ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฐ:โ Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gebageboobay Shirka Ereybixinta Teknolojiyada oo ka socdey Muqdisho 17ka illaa 18ka Sebteembar 2024. Shirkan waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WI&T) ee Dawladda Federaalka Soomaaliya. Iyadoo laga duulayo siyaasadda dowladda ee ah horumarinta iyo kor-uqaadidda teknolojiyada iyo in la fududeeyo Soomaaliyaynta ereybixinaha teknolojiyada waxaa […]
War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Ereybixinta Teknolojiyada Af Soomaaliga. Read More ยป