Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Maxamed Soomaali oo Ka Qeyb Galay Shirka Caafimaadka Dijitaalka ah ee Soomaaliya 2024.

MUQDISHO, SABTI, 24 November 2024 Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐€๐€๐ƒ๐€๐ ๐Œ๐€๐‚๐€๐‹๐ˆ๐ (๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ) ayaa maanta ka qeyb galay shirka caafimaadka dijitaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo uu maanta daah furay Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee XFS . Shirkan oo diiradda lagu saaray doorka teknolojiyada casriga ah ee […]

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Maxamed Soomaali oo Ka Qeyb Galay Shirka Caafimaadka Dijitaalka ah ee Soomaaliya 2024. Read More ยป