Wasiir Maxamed Soomaali oo Gudoomiyay Shirka Isbuuclaha Ah ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.
๐๐๐๐๐๐๐๐,๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐5 ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ Shirka todobaadlaha ah ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta ka qabsoomay xarunta wasaaradda, iyadoo uu shir guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Mudane Xildhibaan ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง(๐๐๐๐๐๐๐๐). Iyada oo ay kasoo qeyb galeen Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo dhammaan hogaanka waaxyaha wasaaradda. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha muhiimka ah […]