Wasiirka Maxamed Soomaali oo ka Qayb Galay Xiritaanka Shir Dib-u-Eegis ah oo Ku Saabsan Mashaariicda Bangiga Adduunka.

MUQDISHO, 31-JANAAYO 2025 Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐€๐€๐ƒ๐€๐ ๐Œ๐€๐‚๐€๐‹๐€๐ˆ๐(๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ) ayaa ka qeyb galay Soo xirista shir laba maalmood socday oo dib loogu eegayey habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee uu Bangiga Adduunka ka taageero Soomaaliya. Shirkan, oo ay ka soo qeybgaleen Wasaaradaha iyo hayโ€™adaha dowladda ee ka faaideysta […]

Wasiirka Maxamed Soomaali oo ka Qayb Galay Xiritaanka Shir Dib-u-Eegis ah oo Ku Saabsan Mashaariicda Bangiga Adduunka. Read More ยป