Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo Kulan laqaatay Madaxda ITU & Aljeeriya Shirweynaha #MWC2025

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada Mudane Axmed Cismaan Diiriye ayaa ka qeybgalay World Mobile Congress 2025 (MWC2025), shirweynaha ugu ballaaran ee isku xirka caalamka ee dhanka teknoolojiyadda. Wasiiru Dowlaha wuxuu kulamo istiraatiiji ah la yeeshay qaar kamid ah hoggaanka sare ee isgaarsiinta iyo tiknoolojiyadda, si kor loogu qaado iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya la […]

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo Kulan laqaatay Madaxda ITU & Aljeeriya Shirweynaha #MWC2025 Read More »