Hiigsiga Soomaaliya ee ku aadan Mashruuca EA-RDIP

Waddammada Mashruucan bahwadaagta ku ah ee Soomaaliya, Koofurta Suudaan iyo Itoobiya ayaa isugu yimid kulan ay ku falanqeeyeeen qaybaha kala duwan ee mashruuca, waxayna ka wada hadleen nuxurka iyo himilooyinka khuseeya isku-xirka gobolka. Wasaaradda waxa ay xaqiijisay in hawlaha mashruuca iyo qorshayaashuba ay ku jaango’an yihiin hortebinta Qorshaha Wasaaradda iyo midka Qaranka.

 

  • Horumarinta isgaarsiinta casriga ah.
  • Horumarinta iyo xoojinta Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.
  • Dib-u-yagleelidda adeeggii boostada Qaranka iyo in la xoojiyo
    ganacsiga qaab-danabeedka ah ee Dalka.
  • Horumarinta amniga internetka si loo ilaaliyo adeegga isgaarsiinta ee muhiimka ah iyo kaabayaasha muhiimka ah, si loo abuuro saaxada lagu kaydiyo warbixinta iyo diiwaanka ama isku- xirka suuqyada in la sugo adeegyada danabeed, wax kala-iibsiga, dejinta habraaca iyo sharciyada lagama maarmaanka u ah mashruucaan.

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
Scroll to Top