Author name: Feysal

Tababbar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.

Tababbar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. (Muqdisho – April 30, 2023)….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa tababbar muddo labo bilood ah soconaayey u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda oo lagu baranayey bedqabka iyo amniga boostada, waxaana bixisay Hay’adda Boostada Adduunka (UPU). …

Tababbar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. Read More »

Wasiirka Isgaarsiinta & Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo wafdi uuhoggaaminayey ayaa ka qayb qaatay shirweynaha Boostada aduunka oo lagu qabtay Berne-Switserland

Wasiirka Isgaarsiinta & Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo wafdi uuhoggaaminayey ayaa ka qayb qaatay shirweynaha Boostada aduunka oo lagu qabtay Berne-Switserland. Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay bixiso qaaraankii xubinnimada intiilaga rabay, iyadoona la ogalaanayo in laga cafiyo inta hartay, waana mid ka mid ah guulaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo ku dadaaleysa …

Wasiirka Isgaarsiinta & Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo wafdi uuhoggaaminayey ayaa ka qayb qaatay shirweynaha Boostada aduunka oo lagu qabtay Berne-Switserland Read More »

Shirka E-government ee Imaaraadka

Shirka E-government ee Imaaraadka Dowladda Imaaraadka oo ka ambaqaadaysa natjiiyoonka ka dhashaysafarkii rasmiga ahaa ee uu madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tegay dalkooda 19-ka Juun 2022, ayay xariirrasmi ah la soo sameeyeen xafiiska ra’iisulwasaaraha dalka. Waxaa xariirkaas ka dhashay in dowladda Imaaraadka ay wafdiSoomaali ah ku martigeliso dalkooda si ay u soo …

Shirka E-government ee Imaaraadka Read More »

Maadaama ay nadaafaddu tahay imaanka barkiis guud ahaan xarunta wasaaradda waxaa laga sameeyey barnaamijka ololaha nadaafadda,

  Maadaama ay nadaafaddu tahay imaanka barkiis guud ahaan xarunta wasaaradda waxaa laga sameeyey barnaamijka ololaha nadaafadda, kaasoo lagu qaaday qashin fara badan oo buuxiyey goobo badan noqdayna in ka badan 20 gaari oo iska roge ah. Shaqaalaha ayaa laga mamnuucay inay qashinka meel aan munaasib ahayn ay hadda kadib ku shubaan iyadoo loo asteeyey …

Maadaama ay nadaafaddu tahay imaanka barkiis guud ahaan xarunta wasaaradda waxaa laga sameeyey barnaamijka ololaha nadaafadda, Read More »

Shirka fulinta qorshaha iyo halbeegyada Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.

Shirka fulinta qorshaha iyo halbeegyada Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. (Muqdisho – Janaayo 8, 2023) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Cabdicasis Duwane Isaaq ayaa maanta shir guddoomiyey shirka fulinta qorshaha halbeegyadii ay Wasaaraddu la saxiixatay Ra’iisalwasaare Mudane Hamza Abdi Barre 13 bishii December 2022, waxaaana ka soo qeybgalay Agaasime waaxeedyada iyo Lataliyaasha Wasaaradda. …

Shirka fulinta qorshaha iyo halbeegyada Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. Read More »

Xarunta Xogta Qaranku waxay ka mid tahay goobaha ubucda u ah horumarka dalka

Xarunta Xogta Qaranku waxay ka mid tahay goobaha ubucda u ah horumarka dalka,Haddaba si loo daboolo baahida u gaarka ah kaydinta xogta qaranka waxay wasaaraddu ku gudajirtaa hirgelinta xarunta iyadoo ku guuleysatey in la sugodhaqaalihii lagu dhisi lahaa, isla markaana la helo goobtii laga dhisi lahaa. Wasiirka wasaaradda ayaa booqday dhulka xarunta loogu talo galay …

Xarunta Xogta Qaranku waxay ka mid tahay goobaha ubucda u ah horumarka dalka Read More »

Tababbarka YEPS

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo kaashanaysa Hay’adda JICA ee Japan, waxa ay tababbar u qabatay tababbareyaal iyoxirfadlayaal ka socday hay’addaha kala duwan ee dowladda, jaamacaddaha, xaruumaha cilmi baarista iyo mac’hadyada farsamada.Tababarkan oo soo soconayay muddo saddex usbuuc ah waxaa lagu qabtay Jaamacadda Nairobi, xaruunteeda dhexe ee magaaladaNairobi, waxaana bixinayay khubaro si gooniya loo soo xulay …

Tababbarka YEPS Read More »

Scroll to Top