Wasiir Maxamed Soomaali oo Daahfuray Istaraatiijiyadda Qaran ee IPv6
MUQDISHO, 10 FEBRAAYO 2025. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Mudane ππππππππππ πππππππ πππππ ππππππππ ππππππππ, ayaa maanta daah-furay Istaraatiijiyadda Qaran ee internet baratakool IPv6, taasoo Soomaaliya ka dhigaysa dalkii ugu horreeyay ee Afrika ka fura xarun rasmi ah oo lagu horumarinayo laguna hirgelinayo nidaamka casriga ah ee IPv6. Wasiirka isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (JFS) Mudane Mohamed […]
Wasiir Maxamed Soomaali oo Daahfuray Istaraatiijiyadda Qaran ee IPv6 Read More Β»