Wararka Wasaaradda

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐Ÿฑ๐—š ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ – ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ, ๐Ÿฎ๐Ÿญ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka Isgaaraiinta iyo Teknoolojiyada Jaamac Xasan Khaliif, Wasiiru-dowlaha Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, Wasiir ku-xigeenka Xildhibaan Xuseen Axmed Culusow iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socotay Dowladda, Ganacsata iyo Bulshada qeybaheeda kale ayaa ka qeybgalay xafladda ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐Ÿฑ๐—š ee Shirkadda …

๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐Ÿฑ๐—š ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ Read More »

WASIIRKA ISGAARSIINTA OO KA QEYBGALAY MUNAASABADDA BANDHIGGA WAXQABADKA HEY’ADDA ISGAARAIINTA SANADKA 2023.

(Muqdisho, 31, December, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS, Md. Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka, waxaana ku wehliyey Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, Wasiir-kuxigeenka Xildhibaan Xuseen Axmed Culusow, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Md. Cabdicasiis Duwane Isaaq iyo Maareeyaha Guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka. Ujeeddada …

WASIIRKA ISGAARSIINTA OO KA QEYBGALAY MUNAASABADDA BANDHIGGA WAXQABADKA HEY’ADDA ISGAARAIINTA SANADKA 2023. Read More »

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO SOO XIRAY TABABAR KU SAABSAN QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA.

(Muqdisho, 9, December, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS, Md. Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda u soo xiray Tababar ku saabsan Qoraalka qumman ee Afsoomaaliga, waxaana bixinaayey xubno ka tirsan guddiga Afka Soomaaliga ee Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta. Tababarkan oo socday muddo 5 maalmood, waxaa lagu qaatay xeerarka …

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO SOO XIRAY TABABAR KU SAABSAN QORAALKA QUMMAN EE AFSOOMAALIGA. Read More »

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA “ISTICMAALKA HIRARKA WAAXA AY MUHIIM U TAHAY TARTANKA ISGAARAIINTA”

(Muqdisho, 30, November, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS, Md. Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta Shir Guddoomiyey kulan wadatashi ah oo loo qabtay shirkadaha isgaarsiinta dalka oo looga hadlay Tilmaamaha la xiriira isticmaalka hirarka. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Xildhibaan Md Xuseen Axmed Culusow, Maareeyaha Guud ee Hay’adda …

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA “ISTICMAALKA HIRARKA WAAXA AY MUHIIM U TAHAY TARTANKA ISGAARAIINTA” Read More »

WASIIRKA ISGAARAIINTA OO KULAN LA QAATAY MAS’UULIYIINTA URURKA ISGAARAIINTA CAALAMIGA EE ITU.

(Dubai United Arab Emirates, 23, November, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Soomaaliya, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, oo ka qeybgalaya Shirka Isgaarsiinta Raadiyaha Adduunka 2023 (WRC 23), ayaa kulamo doceedyo la qaatay masuuliyiin ka socotay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU). Kulan doceedka koowaad waxa uu la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Isgaarsiinta Adduunka (ITU), Marwo Doreen …

WASIIRKA ISGAARAIINTA OO KULAN LA QAATAY MAS’UULIYIINTA URURKA ISGAARAIINTA CAALAMIGA EE ITU. Read More »

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO KA QEYBGALAYA SHIRKA ISGAARAIINTA RADIYAHA ADDUNKA.

(Dubai United Arab Emirates, 20, November, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Soomaaliya, Mudane Jaamac Khaliif, oo ay wehliyaan Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafe Yaasiin Sheekh, iyo ku-xigeenka Mudane Axmed Cali Salaad iyo la-taliyeyaal ayaa ka qeyb-galaya Shirka Isgaarsiinta Raaadiyaha Adduunka (WRC-23) oo maanta ka furmay magaalada Dubai. Shirkan oo la qabto afartii …

WASIIRKA ISGAARAIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO KA QEYBGALAYA SHIRKA ISGAARAIINTA RADIYAHA ADDUNKA. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda oo Guddoomiyaha Shirkadda Hormuudda Ugu Hambalyeeyay Guuhsha uu u soo Hooyay Soomaaliya

(Muqdisho, 18, November, 2023) …….Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya Mudane Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa Guddoomiyaha Shirkadda Hormuud, Mudane Axmed Maxamuud Yuusuf, ugu hambalyeeyay in uu ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee CXO of the Year, oo ay Africa Tech Festival ku abaalmariso madaxda shirkadaha Afrika, ee horumarro iyo guulo waaweyn u horseeday shirkadaha …

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda oo Guddoomiyaha Shirkadda Hormuudda Ugu Hambalyeeyay Guuhsha uu u soo Hooyay Soomaaliya Read More »

DAAH-FURKA QORSHAHA QARAN EE ISGAARSIINTA XAALADAHA DEGDEGGA AH.

(Muqdisho, 13-14, November, 2023) …….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS Md Jaamac Xasan Khaliif ayaa si rasmi ah u Daah-furay Qorshaha Qaran ee Isgaarsiinta Xaaladaha Degdega ah iyo Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Digniinaha Isgaarsiinta Xaaladaha Degdega ah, waxaana soo xiray Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Md Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye. Daah-furka iyo Aqoon-isweydaarsi waxaa ka soo qeybgalay hayโ€™ado muhiim ah …

DAAH-FURKA QORSHAHA QARAN EE ISGAARSIINTA XAALADAHA DEGDEGGA AH. Read More »

HINDISE SHARCIYEEDKA SHARCIGA AMNIGA SAAYBARKA SOOMAALIYA

(Muqdisho, 9, November, 2023) …….Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey hindise Sharciyedka Amniga Saaybarka Soomaaliya oo aay soo diyaarisay Wasaaradda Isgaaraiinta iyo Teknoolojiyadda. Ugu horeyn Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS Md. Jaamac Xasan Khaliif ayaa u Mahadceliyey Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirrada …

HINDISE SHARCIYEEDKA SHARCIGA AMNIGA SAAYBARKA SOOMAALIYA Read More »

WASIIRU-DOWLAHA ISGAARSIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO SOO XIRAY SHIRWEYNAHA 6-AAD EE…

MADASHA XIRFADLEYDA TEKNOOLOJIYADDA (SOMALI NETWORK OPERATORS GROUP โ€“ SOMNOG). (Muqdisho, 26, October, 2023) ……. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS Xildhiabaan Axmed Cismaan Diiriye ayaa soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Madasha xirfadleyda Teknoolojiyadda (SOMNOG) oo muddo labo maalmood ah ka socday Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay in ku dhow 100 qof oo ka …

WASIIRU-DOWLAHA ISGAARSIINTA IYO TEKNOOLOJIYADDA OO SOO XIRAY SHIRWEYNAHA 6-AAD EE… Read More »

Scroll to Top