Wararka ugu danbeeyay

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Safar Shaqo ku tegey Shiinaha.

(China Zhingzu – Juun 3, 2023)……Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku tegey dalka Shiinaha. Wasiirka ayaa ka qayb galay kulammo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen Munaasabadda Maalinta Dalalka Afrika & Shiinaha. Wuxuu sidoo kale wasiirku khudbad heer sare ah ka jeediyey Shir …

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Safar Shaqo ku tegey Shiinaha. Read More »

Shirka Wadatashiga Habraaca Mideysan ee Xargaha Fiberka Badda.

(Muqdisho – Juun 1, 2023)……Waxaa Xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ka dhacay kulan looga hadlaayo Habraaca Mideysan ee Xargaha Fiberka Badda, waxaana ka soo qeybgalay Wasaaradda Bii’ada & Isbedelka Cimilada, Wasaaradda Amniga gudaha, Wasaaradda Dekadaha iyo Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka. Habraaca mideysan wuxuu nidaaminayaa habka rukhsad qaadasha, fasaxyada iyo raacidda shuruucda kala duwan ee fiberka badda. …

Shirka Wadatashiga Habraaca Mideysan ee Xargaha Fiberka Badda. Read More »

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadu waxay ka scodsiinaysaa dadweynaha ku nool Gobolka Benadir

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadu waxay ka scodsiinaysaa dadweynaha ku nool Gobolka Benadir in dhulka ama hantida ma-guurtada ah ee ku yaal Siinka Dheer R2 ee ay leedahay Wasaarada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, saaranna Waddada Afgooye uusan beec ahayn, aysanna jirin cid ay Wasaaraddu siisay amase u wakiilatay inay iibiso amase kireyso. Haddaba, waxaan dadweynaha la socodsiineynaa …

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadu waxay ka scodsiinaysaa dadweynaha ku nool Gobolka Benadir Read More »

(BERN – Switzerland – May 10, 2023)…..Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada…….

Mudane Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, Ayaa la kulmay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), Masahiko Metoki, waxayna kawada hadleen habka loo maaraynayo deyn waqti dheer qaadatay oo lagu leeyahay Soomaaliya iyo dib-u-hawlgalinta adeega Boostada Soomaaliya. Wasiirka ayaa xoogga saaray sidii hawshan loo dhameynlahaa……”Safarka aan halkaan ku joogno waa in la dhameeyaa deynta Soomaaliya lagu …

(BERN – Switzerland – May 10, 2023)…..Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada……. Read More »

Doorashada guddi Goob-shaqo ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.

(Muqdisho – May 7, 2023)……Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, lagu qabtay Doorashada Guddi Goob-shaqo oo muhiim u ah hanaanka shaqada iyo shaqaalaha hey’adaha dowladda, waxaana isku soo taagay 17 Musharax, iyadoona si rasmi ah ku guuleestay 7 xubnood. Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa Bogaadiyey hanaanka …

Doorashada guddi Goob-shaqo ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. Read More »

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Geel gaarsiisay Ciidamada Amniga Caasimadda.

(Muqdisho, May 6, 2023)……..Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Duwane Isaq ayaa maanta geel ku wareejiyey Wasaaradda Amniga Gudaha iyaga oo ka jawaabaya go’aankii golaha Wasiirada ee ahaa ka qeybqaadashada iyo garab istaagga ciidamada amniga caasimadda oo ku guulaystay sugidda amniga. Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta …

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Geel gaarsiisay Ciidamada Amniga Caasimadda. Read More »

Tababbar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada.

Tababbar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. (Muqdisho – April 30, 2023)….Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa tababbar muddo labo bilood ah soconaayey u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda oo lagu baranayey bedqabka iyo amniga boostada, waxaana bixisay Hay’adda Boostada Adduunka (UPU). …

Tababbar loo soo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada. Read More »

Ra’iisul wasaaraha oo daahfuray adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

(Muqdisho, Maarso 26, 2023) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daahfuray hirgelinta adeegga Isku-xirka shirkadaha isgaarsiinta, kaas oo dhowaan ay hirgeliyeen shirkadaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay isku-xirka shirkadaha isgaarsiinta dalka in laga faa’iidaayo tartan ganacsi oo xalaal ah, tallaabadanina ay tahay xuquuq muwaadin iyo fursad cusub oo …

Ra’iisul wasaaraha oo daahfuray adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka Read More »

Golaha Aqalka Sare:- Ansixinta Hindise Sharciyeeedka Dhawrista Xogta

(Muqdisho – Maarso 15, 2023)….Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeeedka Dhawrista Xogta (Data Protection Law) oo ka mid ah Sharciyada muhiimka u ah dalka, waxaana wadar ogol ku meelmariyay 30 Senator oo kulanka soo xaadiray. Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye oo goobjoog ka ahaa ansixintaan ayaa …

Golaha Aqalka Sare:- Ansixinta Hindise Sharciyeeedka Dhawrista Xogta Read More »

Scroll to Top