E-Government

E-Government

Waa waaxda u qaabilsan wasaarada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada casriyeynta adeegyada dowlada.
Casriyeynta adeega dowladu waxa ay muwaadinka u sahleysaa helida adeeg tayeysan oo hufan isaga oo aan waqti iyo dadaal bixin.

Kaalinta ugu muhimsan ee waaxdu waa in la dhisaa, lana hormariyo online platform. Si ay laamaha dowladu adeegooda ugu gudbiyaan muwaadiniinta qaab sahlan oo aan kala sooc lahayn.

Scroll to Top