SHIRWEYNAHA QARAN EE WADA-TASHIGA ISGAARSIINTA IYO TEKNOLOJIYADA
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo qabanqaabisay Shirweynaha Qaran ee Wada-tashiga Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, kaasoo ka socday magaalada Muqdisho intii u dhexeysay 6da illaa 8da May 2017ka. Shirweynahan oo uu furay Wasiirka Koowaad, Mudane Xasan Cali Kheyre, waxaa ka soo qeyb galay illaa 60 xubnood oo ka kala socda Xafiisyada Madaxtooyada iyo Wasiirka […]
SHIRWEYNAHA QARAN EE WADA-TASHIGA ISGAARSIINTA IYO TEKNOLOJIYADA Read More »