Iyadoo aan wada ognahay muhiimadda amniga iyo sidaay lagama maarmaan u tahay in laga feejignaado loona
diyaargaroobo weerarrada argagixisadu ay ku qaaddogoobaha dowladda. Waxaa la xoojiyey amniga
wasaaradda, waxaa la dhisay derbi xayndaab ah, marmar,baro koontarool oo xooggan, biro culus oo xirma iyo
albaabbo aysan xabbaddu karin oo loogu talo galay inay shaqaalaha ka difaacaan weerarrada argagixisada. si
looga taxaddaro amniga iyo bedqabka xarunta wasaaradda iyo shaqaalaha, waxaa la keenay qalab sahlasugidda
amniga xagga muuqaallada iyo maqalkaba,waxaana la dejiyey qorshe amni oo heerkiisu sarreeyo