Maadaama ay nadaafaddu tahay imaanka barkiis guud ahaan xarunta wasaaradda waxaa laga sameeyey barnaamijka ololaha nadaafadda,

 

Maadaama ay nadaafaddu tahay imaanka barkiis guud ahaan xarunta wasaaradda waxaa laga sameeyey barnaamijka ololaha nadaafadda,
kaasoo lagu qaaday qashin fara badan oo buuxiyey goobo badan noqdayna in ka badan 20 gaari oo iska roge ah. Shaqaalaha ayaa laga
mamnuucay inay qashinka meel aan munaasib ahayn ay hadda kadib ku shubaan iyadoo loo asteeyey bar cayiman oo qashinka la geyn karo
taasoo maalin walbana ay qaadaan Gobolka Banaadir.

 

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
Scroll to Top