Horudhac Machadka waxaa sirasmi ah loo aqoonsaday 28 kii June 1976, wuxuuna ka hawlgalaytababarkiiuguhoreeyaybishii14 kii November1976.
Burburkiikadib Machadka waxauukushaqeynjiraysikumeelgaar ah,waxauuna bixin jiraytababaromudokoobansoconayaoo loo qabanjirayshaqaalaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &Teknoolajiyadda.
Dadaaalbadan kadibwaxa ay wasaaraddakuguuleysateyin Machadka Isgaarsiinta Qaranka dib loofuro21/05/2018.
Ujeedka Machadka
UjeedadaMachadkuwaa in latababarofarsamoyaqaanoisgaarsiineediyo ICTeelagutababaroteknoolajiyaddaisgaarsiintaloonacarbiyodhammaanwaaxyaha kala gedisaneedowladdaoo u baahankaradadkanoocaas ah.
Waa kuma Machadka
Machadka QarankaIsgaarsiinta waahay’addawladeedoo ay hoostaga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyoTeknoolajiyada, waxaaUrurka Isgaarsiinta Caalamiga (ITU)sanadkii 1974-kii. Machadka wuxuuahaaxarunloogutalagalayhorumarintaiyokor u qaadistaxirfadahafarsamada la xiriiraisgaarsiintahay’addahadawlada. Machadka waxauusoosaareyinjineeroiyoaqoonyahano badan, qaarkoodmagacweynkulehhormarka Isgaarsiinta dalka.
Hiigsi
In lasoosaaroaqoonyahano, injineero, farsamoyaqaanoisgaarsiiniyo ICT, sikorlooguqaadohorumarkaiyodhaqaalahadalka
Himilo Machadka Qaranka ee Isgaarsiinta waxaalooga gol-leeyahay inuu sare u qaado u aqoontaiyoxirfadashaqaalahahay’adaha dawlada iyo taageridabulshadaayadaoo la adegsanaayo teknoloojiyadacasriga. Machadka wuxuutiigsanayaaqodobadasoosocda:
- Bixinta tababaro farsamo la xiriira ICT iyo isgaarsiinta, loona eegayo mudnaanta wasaaradda dhanka Isgaarsiinta ICT-da.
- Diyaainta tababarada xeerka Isgaarsiinta iyo ICT-da, sidoo kale cilmi baaristanidaamka Sharciga Isgaarsiinta .
- Diyaarinta seminaaro, aqoon isweydaarsi iyo shirar ku saabsan dhinacyada kala duwan ee farsamada isgaarsiinta&ICT-da.
- Dhiiragelintahal-abuurka Isgaarsiinta iyo ICT-da
MaxaanQabanaa
Ø Tababarida iyohorumarintaxirfadahashaqaalaha hay’adaha dawladaØ Horumarin iyo Cilmibaaris Isgaarsiinta iyo ICTØ La-talinta ICT-da iyo teknoloojiyida casriga ah
Qorshaha Machadka Ø Inuu diyaariyoqorshahahorumarinta Isgaarsiinta iyoICT-daØ In uu diyaariyo qorshahada tababarada hay’adaha dawladda. Ø In uu soo saaro injineero isgaarsiineed iyo ICT tayo sare leh, kuwaasi oo gacan ka geysan doona xaqiijinta Istaraatijiyadda Qaranka ee ICT-da.Ø In uu dhiirageliyo cilmi baarista iyohal-abuurka Isgaarsiinta & ICT-da
Partnerships (Bahwadaag):
Machadka waxa uu Iskaashi buuxa la leeyahay ururo iyo Macaahid caalamiah oo ku xeeldheer Isgaarsiinta iyo ICT-da:
- International Telecom Union (ITU)
- NCA
- Cisco Academy
- ICDL Training and Testing Center
- ITU academy
- ICANN
- AfriNIC
Koorsooyinkauubixinayo Machadka:
Course | Target Audience |
Computer Literacy based on ICDL | Shaqaalahadowladda |
Cyber security.
|
Shaqaalahadowladda. |
Cisco Networking Academy | Network engineers, designers and planners |
ICT Technical Support | ICT officers |
Computer Network Support | Network Administrators |
Systems administration | System administrators |
Network design and implementation | Network engineers, designers and planners |
Network Management | Network engineers |
Frequency and spectrum management | Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda |
ICT Policy and Regulation | Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda |
DNS and ccTLD Management | Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda |
NTI Lab:
Machadka Isgaarsiinta waxauuleeyahay lab waxauunakudhexyaalaa Wasaaradda Boostada,Isagaarsiinta&Teknoolajiyadda.