Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa u ku saxiixay Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha & Dhismaha Hay’adda Dhowrista Xogta oo ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
Scroll to Top