Nagu Saabsan
Nagu Saabsan
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada waa hay’adda ugu sarreysa Dowladda Federaalka ah ee loo igmaday inay dejiso siyaasadaha qaranka, shuruucda iyo xeerarka la xiriira Isgaarsiinta, iyo Teknolojiyada Isgaarsiinta iyo (ICTs).
Waajibaadka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolojiyada waxaa ugu waaweyn:
- Dejinta iyo kormeerida heerarka warshadaha
- Horumarinta iyo kobcinta kaabayaasha isgaarsiinta iyo ICT
- In la ilaaliyo danaha dadweynaha adeegsada isgaarsiinta iyo teknolojiyada
- n la abuuro dhaqaale ku saleysan aqoon, lana abuuro bulsho wacyi sarreysa.
Aragti
In muwaadiniin kasta uu helo adeegyo isgaarsiineed oo la awoodi karo, tayo leh, isla markaana waara.
Hawlaha Wasaaradda waxaa hagaya qiyamkan:
- Hufnaan
- Daah-furnaan
- Isla-xisaabtan
- Sinnaan iyo caddaalad