NTTI
NTTI
Machadka Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Qaranka (NTTI) waa machad dawli ah oo ay leedahay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada iyadoo lagu aasaasay awaamiirta Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) 1974. Machadku wuxuu ahaa gaadiid loogu talagalay horumarinta xirfadaha farsamada iyo kor u qaadista tayada la xiriirta. Isgaadhsiinta dawladda oo ay soo saartay in ka badan kun farsamo-yaqaanno iyo injineero kuwaas oo hadda hormuud ka ah qaybta isgaarsiinta iyo/ama ku lug leh horumarinta qaybta.
Horudhac Machadka waxaa sirasmi ah loo aqoonsaday 28 kii June 1976, wuxuuna ka hawlgalaytababarkiiuguhoreeyaybishii14 kii November1976.
Burburkiikadib Machadka waxauukushaqeynjiraysikumeelgaar ah,waxauuna bixin jiraytababaromudokoobansoconayaoo loo qabanjirayshaqaalaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta &Teknoolajiyadda.
Dadaaalbadan kadibwaxa ay wasaaraddakuguuleysateyin Machadka Isgaarsiinta Qaranka dib loofuro21/05/2018.
Ujeedka Machadka
UjeedadaMachadkuwaa in latababarofarsamoyaqaanoisgaarsiineediyo ICTeelagutababaroteknoolajiyaddaisgaarsiintaloonacarbiyodhammaanwaaxyaha kala gedisaneedowladdaoo u baahankaradadkanoocaas ah.
Waa kuma Machadka
Machadka QarankaIsgaarsiinta waahay’addawladeedoo ay hoostaga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyoTeknoolajiyada, waxaaUrurka Isgaarsiinta Caalamiga (ITU)sanadkii 1974-kii. Machadka wuxuuahaaxarunloogutalagalayhorumarintaiyokor u qaadistaxirfadahafarsamada la xiriiraisgaarsiintahay’addahadawlada. Machadka waxauusoosaareyinjineeroiyoaqoonyahano badan, qaarkoodmagacweynkulehhormarka Isgaarsiinta dalka.
Hiigsi
In lasoosaaroaqoonyahano, injineero, farsamoyaqaanoisgaarsiiniyo ICT, sikorlooguqaadohorumarkaiyodhaqaalahadalka
Himilo Machadka Qaranka ee Isgaarsiinta waxaalooga gol-leeyahay inuu sare u qaado u aqoontaiyoxirfadashaqaalahahay’adaha dawlada iyo taageridabulshadaayadaoo la adegsanaayo teknoloojiyadacasriga. Machadka wuxuutiigsanayaaqodobadasoosocda:
NTI Lab:
Machadka Isgaarsiinta waxauuleeyahay lab waxauunakudhexyaalaa Wasaaradda Boostada,Isagaarsiinta&Teknoolajiyadda.
- Bixinta tababaro farsamo la xiriira ICT iyo isgaarsiinta, loona eegayo mudnaanta wasaaradda dhanka Isgaarsiinta ICT-da.
- Diyaainta tababarada xeerka Isgaarsiinta iyo ICT-da, sidoo kale cilmi baaristanidaamka Sharciga Isgaarsiinta .
- Diyaarinta seminaaro, aqoon isweydaarsi iyo shirar ku saabsan dhinacyada kala duwan ee farsamada isgaarsiinta&ICT-da.
- Dhiiragelintahal-abuurka Isgaarsiinta iyo ICT-da
- International Telecom Union (ITU)
- NCA
- Cisco Academy
- ICDL Training and Testing Center
- ITU academy
- ICANN
- AfriNIC
Course | Target Audience |
Computer Literacy based on ICDL | Shaqaalahadowladda |
Cyber security. | Shaqaalahadowladda. |
Cisco Networking Academy | Network engineers, designers and planners |
ICT Technical Support | ICT officers |
Computer Network Support | Network Administrators |
Systems administration | System administrators |
Network design and implementation | Network engineers, designers and planners |
Network Management | Network engineers |
Frequency and spectrum management | Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda |
ICT Policy and Regulation | Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda |
DNS and ccTLD Management | Shaqaalaha Wasaaradda Boostda,Isgaarsiinta&Teknoolajiyadda |