Shirka E-government ee Imaaraadka

Shirka E-government ee Imaaraadka
Dowladda Imaaraadka oo ka ambaqaadaysa natjiiyoonka ka dhashaysafarkii rasmiga ahaa ee uu madaxweynaha JFS Mudane Xasan
Sheekh Maxamuud uu ku tegay dalkooda 19-ka Juun 2022, ayay xariirrasmi ah la soo sameeyeen xafiiska ra’iisulwasaaraha dalka.
Waxaa xariirkaas ka dhashay in dowladda Imaaraadka ay wafdiSoomaali ah ku martigeliso dalkooda si ay u soo arkaan casharna uga
soo qaataan heerka casriyeynta adeegga dowladnimada ay kagaartay xukuumaddooda si ay taasi billow wanaagsan ugu noqoto kawadashaqaynta daadejinta iyo casriyeynta

adeegyda dowladdaSoomaaliya siiso shacabkeeda ayada oo laga faa’iideysanayoteknoolajiyadda lana kordhiyo aqoonta iyo ogaalka la xariirta
arrinkaas (Digital Transformation, E-Service and E-government)

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
Scroll to Top