Siyaasad-dajin

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyaddu waa wasaradda maamusha Boostadda, isgaarsiinta, teknolojiyada dalkeena. Intaas waxaa dheer, wasaaraddani waxay mas’uul ka tahay habaynta, dejinta iyo diyaarinta siyaasadda lagu maamulayo shirkadaha iyo hay’addaha ku shaqeeya adeegyadda ay wasaraddu qabato sida: boostada, isgaarsiinta iyo teknolojiyada, kuwaas oo ka shaqeeya gudaha dalka.

 

Siyaasadaha ay Wasaaraddu dajineyso waxay kala yihiin:

  1. Siyaasadaha lagu maamulo isgaarsiinta
  2. Siyaasadaha lagu maamulayo teknolojiyada noocyadeeda kala duwan
  3. Siyaasadaha lagu maamulayo boostada gaarka ah iyo midd dawladda
Scroll to Top