Ballanqaadka Wasaaradda ee 2024-ka
Diyaarinta iyo Fulinta Sharciyada iyo Siyaasadaha ICT-ga
- Sharciga Amniga Saybarka
- Sharciga Macaamilka Danabaysan (E-transaction)
- Sharciga Dembiyada ka dhaca Saybarka
- Siyaasadda Iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee ICT-ga 2024-2029
- Siyaasadda Digitaalka Loo dhanyahay
- Siyaasadda Qodista Midaysan ee Godadka xarguhu maraan (Dig once policy)
- Siyaasadda dhowrista macaamiisha ganacsiga Danabaysan
Horumarinta Xirfadaha Teknolojiyada Casriga ah
- Diyaarinta qorshaha howlgelinta Machadka
- Naqshadaynta Manhajka
- Dhismaha Xarunta Machadka (NTTI)
- Qalabayn qaybta Lab-ka ee Machadka
- Tababarista tababarayaal (ToT)
- Tababarista Shaqaalaha Rayidka
Tayaynta Adeegga Boostada
- Siyaasadda Adeegga Boostada
- Siyaasadda Ciwaanada casriga ah
- Diyaarinta nidaamka ciwaanada casriga ah (digital addressing system)
- Dib u howlgelinta xafiisyada Boostada ee Muqdisho
Hirgelinta Adeegyada Dowladnimada Danabaysan
- Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda qaran ee Dowladnimada Danabaysan (E-government)
- Hindisaha danabaynta adeegyada dowladda
- Hirgelinta habraaca bixinta adeegyada danabaysan
Abuurista Kaabayasha Ganacsiga Casriga ah iyo Isdhexgalka
- Daraasad sahan lagu samaynayo meelaha ku haboon in la mariyo jidadka isku-xirka casriga ah
- Diyaarinta hagaha macaamilka ganacsiga
Yagleelida Amniga Saybarka
- Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Amniga Saybarka
- Wacyigelin dhamaystiran muhiimada Amniga Saybarka
Dhismaha Xarunta Kaydka Xogta Qaranka
- Naqshadaynta & dhismaha xarunta xogta qaranka (data center)
- Diyaarinta Baahida qalab ee Xarunta
Qorshaynta, La socodka iyo Dib u Habaynta
- Qorshaha 5-ta sano iyo Dib u qaabaynta Wasaaradda