Waaxda Maaliyadda waxay mas’uul ka tahay arrimaha la xiriira maaliyadda, sida:
-
Fulinta siyaasadda maaliyadeed ee Wasaaradda
-
Diyaarinta qorshaha maaliyadda ee sanadka iyo xiritaanka xisaabaadka
-
Ka-qeybgalka qandaraasyada ay bixineyso Wasaaraddu, iyadoo la raacayo siyaasadda dawladda
-
Diyaarinta dokomintiyada la xiriira maaliyadda