Waaxda Qorsheynta
Waaxda Qorsheynta
Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda waa waaxda qaabilsan ururinta qorshayaasha Wasaaradda, habeynta, iyo kala-shaandheynta qorshayaasha si loo soo saaro qorshe fog iyo mid dhawba, si hawlaha Wasaaraddu u noqdaan kuwo aragti leh oo ku socda qorshe. Waaxdu waxay sidoo kale qaabilsan tahay la-socodka iyo qiimeynta sidii ay qorshayaashu u fuleen (monitoring and evaluation), taas oo xogteeda ay waaxdu ka soo ururin doonto waaxyaha kala duwan ee fulinaya hawlaha ay u igman yihiin.