Waaxda shaqaalaha waxay mas’uul ka tahay arrimaha la xiriira shaqada iyo shaqaalaha. Waajibaadka Waaxda waxaa ugu waaweyn:
-
Xaqiijinta in la fuliyo siyaasadaha iyo shuruucda u yaalla dalka ee la xiriira arrimaha shaqaalaha
-
Keydinta iyo habeynta faylasha shaqaalaha si loogu qiimeeyo arrimaha tababarka, horumarinta iyo arrimaha kale ee la xiriira maamulka shaqaalaha
-
La-socoshada iyo ilaalinta anshaxa shaqaalaha
-
Sameynta qiimeynta shaqaalaha
-
Qabanqaabada tababarrada shaqaalaha
-
La-socosha anshaxa shaqaalaha