Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolojiyada

Wasaaradda Boostada oo soo bandhigtay waxqabadkii 2017-18 iyo qorshaha 2019-20 (Wargeyska CASRI)

04 May

Wasaaradda Boostada oo soo bandhigtay waxqabadkii 2017-18 iyo qorshaha 2019-20 (Wargeyska CASRI)

(Muqdisho – 4ta Maajo, 2019) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo bandhigtay waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda labadii sano ee la soo dhaafay iyo qorshaha labada sano ee soo socoto si dadweynaha Soomaaliyeed ula socdaan heerka ay marayaan hawlaha Wasaaradda.

Warsidaha Casri oo ah lix-biloodle ay soo saarto WBIT ayaa tirsigiisii ugu dambeeyay lagu soo koobay waxqabadkaas iyo qorshayaasha.

CADDADKII 3AAD OO GAAR U AH SANAD-GUURADA 2AAD:
HALKAN KALA DAG CADDADKA 3AAD OO PDF AH
CADDADKII 2AAD
HALKAN KALA DAG CADDADKII 2AAD OO PDF AH
CADDADKII 1AAD
HALKAN KALA DAG CADDADKII 1AAD OO PDF AH