๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐, ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง (๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข) ayaa maanta xilka ukala wareejiyey Maareeyaha cusub ee Hay’adda Dhowrista Xogta iyo kusimihii Maareeyaha ahna Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda.
Munaasabaddan oo lagu qabtay xarunta Hay’adda ayaa waxaa kasoo qeyb galay masโuuliyiin kala duwan, oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka, bahda jaamacadaha, bangiyada, iyo shirkadaha isgaarsiinta.
Wasiir ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xil wareejinta ah ayaa bogaadiyey shaqada uu soo qabtay Maareeyihii hore ee Hay’adda iyo dadaalka dhalinyarada ka howlgasha xarunta, kuwaas oo si hufan ugu shaqeeyay in Hay’addu heer wanaagsan soo gaarto.
Sidoo kale, Wasiirka ayaa kula dardaarmay Maareeyaha cusub in uu waqti badan ku bixiyo shaqada muhiimka ah ee adkeynta iyo ilaalinta xogta muwaadiniinta Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in haddii si qaldan xogta qofka loo adeegsado, Hay’adda Dhowrista Xogta (DPA) ay tahay goobtii uu qofku u dacwoon lahaa.
โ๐๐ข๐บโ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข ๐๐ฉ๐ฐ๐ธ๐ณ๐ช๐ด๐ต๐ข ๐๐ฐ๐จ๐ต๐ข ๐ธ๐ข๐น๐ข๐บ ๐ฅ๐ฐ๐ฐ๐ณ ๐ฎ๐ถ๐ฉ๐ช๐ช๐ฎ ๐ข๐ฉ ๐ฌ๐ข ๐ฒ๐ข๐ข๐ฅ๐ข๐ต๐ข๐ข ๐ช๐ญ๐ข๐ข๐ญ๐ช๐ฏ๐ต๐ข ๐น๐ถ๐ฒ๐ถ๐ถ๐ฒ๐ฅ๐ข ๐น๐ฐ๐จ๐ต๐ข ๐ด๐ฉ๐ข๐ฌ๐ฉ๐ด๐ช๐จ๐ข ๐ข๐ฉ ๐ช๐บ๐ฐ ๐ฌ๐ข ๐ฉ๐ฐ๐ณ๐ต๐ข๐จ๐จ๐ข ๐น๐ข๐ฅ๐จ๐ถ๐ฅ๐ถ๐ฃ๐ฌ๐ข ๐น๐ฐ๐จ๐ข๐ฉ๐ข ๐จ๐ข๐ข๐ณ๐ฌ๐ข ๐ข๐ฉ, ๐๐ข๐น๐ข๐บ๐ฏ๐ข ๐ฌ๐ฐ๐ณ ๐ถ ๐ฒ๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข ๐ฌ๐ข๐ญ๐ด๐ฐ๐ฐ๐ฏ๐ช๐ฅ๐ข ๐ฃ๐ถ๐ญ๐ด๐ฉ๐ข๐ฅ๐ถ ๐ฌ๐ถ ๐ฒ๐ข๐ฃ๐ต๐ฐ ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ฆ๐จ๐บ๐ข๐ฅ๐ข ๐ฅ๐ช๐ซ๐ช๐ต๐ข๐ข๐ญ๐ฌ๐ข ๐ข๐ฉ, ๐ช๐บ๐ข๐ฅ๐ฐ๐ฐ ๐ฉ๐ถ๐ฃ๐ช๐ฏ๐ข๐บ๐ด๐ข ๐ช๐ฏ ๐น๐ฐ๐จ๐ต๐ข ๐ด๐ฉ๐ข๐ฌ๐ฉ๐ด๐ช๐บ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ฆ๐ฅ ๐ญ๐ฐ๐ฐ ๐ฎ๐ข๐ข๐ณ๐ฆ๐ฆ๐บ๐ฐ ๐ด๐ช ๐ฉ๐ถ๐ง๐ข๐ฏ ๐ฐ๐ฐ ๐ด๐ฉ๐ข๐ณ๐ค๐ช ๐ธ๐ข๐ข๐ง๐ข๐ฒ๐ด๐ข๐ฏ,” ayuu yiri Wasiir ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข.
Hayโadda DPA oo hoostagta ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ค๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ ayaa ka shaqeysa in shirkadaha iyo hayโadaha kale ay raacaan habraaca saxda ah ee maareynta xogta, taas oo ka caawisa yareynta khatarta xadgudubyada, isla markaana dhiirrigelisa jawi ammaan ah oo casri ah .
DHAMMAAD
……………………
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Ali Omar Abdalla
Xafiiska Warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada.
Muqdisho, Soomaaliya
media@moct.gov.so
Twitter:
@MoctSomalia




