𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 – 𝗠𝗮𝘆 𝟬𝟳, 𝟮𝟬𝟮𝟰………Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) ayaa kulan la qaatay ku simaha Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen Wendi.
Kulankaan oo ahaa xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal iyo Iskaashiga Dhinaca Horumarinta Teknolojiyada iyo Isgaarsiinta.
Ugu horreyn sii haayaha Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen Wendi ayaa soo dhaweeyey Wasiirka, waxa uuna ka mahadceliyey booqashada uu ku soo gaaray Safaaradda, isagoona ammaanay dadaalka uu galinaayo Hormarinta Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Soomaaliya oo ah halka ugu dhow ee aduunyadu kula tartami karaan.
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶 ayaa u Mahadceliyey Dowladda Shiinaha garab istaagga iyo taageerada ay siiso Shacabka Soomaaliyeed…..”𝙈𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙗𝙤𝙤𝙦𝙖𝙨𝙝𝙤 𝙠𝙪 𝙩𝙖𝙜𝙖𝙮 𝙎𝙖𝙛𝙖𝙖𝙧𝙖𝙙𝙖 𝙎𝙝𝙞𝙞𝙣𝙖𝙝𝙖 𝙚𝙚 𝙎𝙤𝙤𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖, 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣𝙖 𝙠𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙡𝙣𝙖𝙮 𝙨𝙞𝙙𝙞𝙞 𝙡𝙤𝙤 𝙭𝙤𝙤𝙟𝙞𝙣𝙡𝙖𝙝𝙖𝙖 𝙄𝙨𝙠𝙖𝙖𝙨𝙝𝙞𝙜𝙖 𝙃𝙤𝙧𝙪𝙢𝙖𝙧𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙄𝙨𝙜𝙖𝙖𝙧𝙨𝙞𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙏𝙚𝙠𝙣𝙤𝙡𝙤𝙟𝙞𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙙𝙖𝙖𝙢𝙖 𝘿𝙤𝙬𝙡𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙎𝙝𝙞𝙞𝙣𝙖𝙝𝙖 𝙖𝙮 𝙠𝙖 𝙢𝙞𝙙𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙝𝙤𝙧𝙧𝙚𝙚𝙮𝙤 𝙚𝙚 𝙝𝙤𝙧𝙢𝙖𝙧𝙠𝙖 𝙠𝙖 𝙜𝙖𝙖𝙧𝙖𝙮 𝙏𝙚𝙠𝙣𝙤𝙡𝙤𝙟𝙞𝙮𝙖𝙙𝙖”…..ayuu yiri Wasiir 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶
𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗜𝘀𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗲𝗸𝗻𝗼𝗹𝗼𝗷𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 ayaa wado qorshe ballaaran oo dib loogu habeenaayo hanaanka ay u shaqeyso Wasaaradda iyo sidii loo xoojinlahaa xiriirka Wasaarada ay la leedahay dhammaan Wadamada iyo hey’adaha Caalamiga ee ka shaqeeya arimaha Teknolojiyada.
……………………..
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Abdirahman Mohamed Ali “Diini”
Xafiiska Warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada.
Muqdisho, Soomaaliya
media@moct.gov.so
Twitter:
@MoctSomalia
Facebook:
@MoCTSomalia
![](https://scontent.fmba5-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/438165147_947474994053583_1736432415924452404_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=102&ccb=1-7&_nc_sid=5f2048&_nc_ohc=VpYPOmxFxLYQ7kNvgGcwk8e&_nc_ht=scontent.fmba5-1.fna&cb_e2o_trans=t&oh=00_AfDT7Ju3jZ6h3AZj_IHbyiBukVUlNHu4NSL55aFA4gyR8A&oe=663FF796)
![](https://scontent.fmba5-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/441515088_947475217386894_5502106790238393521_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=101&ccb=1-7&_nc_sid=5f2048&_nc_ohc=IPGVnUF41igQ7kNvgH5Pr50&_nc_ht=scontent.fmba5-1.fna&cb_e2o_trans=t&oh=00_AfDiML_I8IwF2Kogd4jO_wWqyvvrTA1Qifw3qaaKRxe3Ew&oe=66401871)
![](https://scontent.fmba5-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/438173752_947475404053542_67249404606072179_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=110&ccb=1-7&_nc_sid=5f2048&_nc_ohc=qQ2Grd99SJ0Q7kNvgEHKMYb&_nc_ht=scontent.fmba5-1.fna&cb_e2o_trans=t&oh=00_AfCBXkSD5A8Brp61V9eRQ3LSdZ1Ax3UygrfefccKpeOjQg&oe=663FFD1A)
![](https://scontent.fmba5-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/441520841_947475700720179_9029267659176812252_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=105&ccb=1-7&_nc_sid=5f2048&_nc_ohc=Gj5feXqZLvUQ7kNvgEYqYUq&_nc_ht=scontent.fmba5-1.fna&cb_e2o_trans=t&oh=00_AfDfDgGpu7yKBJcmLN4HZr54xO4xJfiBM_uaTgVEHo2UUw&oe=664016F4)
![](https://scontent.fmba5-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/441577626_947475720720177_7375637756256501035_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=100&ccb=1-7&_nc_sid=5f2048&_nc_ohc=djSDUa1GaiUQ7kNvgEViU0f&_nc_ht=scontent.fmba5-1.fna&cb_e2o_trans=t&oh=00_AfDlkxhF4R_Xjm2vHnOMc2tzyoBKsDuKmADJqDZsBOzqqQ&oe=6640034D)