Wasiirka Isgaarsiinta oo Shir Guddoomiyey Shirka dardargalinta Howl-wadeennada Wasaaradda.

๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ, ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป ๐Ÿฌ๐Ÿฑ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ – Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoloojiyada XFS ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) ayaa maanta Shir Guddoomiyey Shirka dardargalinta Howl-wadeennada kaas oo lagu xaqiijinaayo fulinta Ballanqaadka Wasaaradda ee 2024-ka, waxaana ka soo qeybgalay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, Agaasimaha guud, Agaasime Waaxeedyada, Madaxa Mashruuca EA-RDIP, iyo La-taliyaasha Scale-Up.
Wasiirka Isgaarsiinta ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in ay ka go’antahay xaqiijinta Shaqooyinka hortabinta u leh Wasaaradda….”Maanta waxa ay noo aheyd maalin kale oo dib-loogu eegaayo waxyaabaha noo qabsoomay, howlaha u baahan dardargalinta iyo dhameystirka Ballanqaadkii aan la saxiixday Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ, waxaana la Isla gartay in shaqo walbo loo qabto sida loogu talagalay”……… Ayuu yiri Wasiir Maxamed Soomaali.
Shirkaan ayaa ku soo aadayo xilli isbadal muuqdo Laga dareemayo Wasaaradda Isgaarsiinta tan iyo markii loo soo magacaabay Wasiirka ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ.
……………………..
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Abdirahman Mohamed Ali “Diini”
Xafiiska Warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha
Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada.
Muqdisho, Soomaaliya
media@moct.gov.so
Twitter:

Share

Facebook
Twitter
LinkedIn
Scroll to Top