29
Sep

Wasiirka Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalay Doorashada Hoggaanka Shirweynaha Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU)

oo Sanadkaan ay martigalineyso Dowladda Romania.
Soomaaliya oo qeyb ka ah Doorashadaan waxaa uga qeybgalay u Codeynta Xog-haayaha Guud ee Ururka (ITU) Wasiirka Isgaarsiinta Mudane Jaamac oo ku tilmaamay arintaan mid guul u ah Dowladda. #ITU