𝗪𝗔𝗦𝗜𝗜𝗥 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜 𝗢𝗢 𝗗𝗔𝗔𝗛𝗙𝗨𝗥𝗔𝗬 𝗞𝗢𝗥𝗠𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔 𝗛𝗜𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗦𝗛𝗥𝗨𝗨𝗖𝗔 𝗜𝗦𝗗𝗛𝗘𝗫𝗚𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗗𝗜𝗝𝗜𝗧𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗕𝗔𝗥𝗜𝗚𝗔 𝗔𝗙𝗥𝗜𝗞𝗔.
𝗪𝗔𝗦𝗜𝗜𝗥 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜 OO 𝗞𝗔 𝗤𝗘𝗬𝗕𝗚𝗔𝗟𝗔𝗬 𝗦𝗛𝗜𝗥𝗞𝗔 𝟮-𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗚𝗢𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗪𝗔𝗦𝗜𝗜𝗥𝗥𝗔𝗗𝗔 𝗖𝗔𝗥𝗔𝗕𝗧𝗔 𝗘𝗘 𝗟𝗢𝗢𝗚𝗔 𝗛𝗔𝗗𝗟𝗔𝗬 𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗬𝗕𝗘𝗥𝗞𝗔.

HORUMARINTA SIYAASADDA

Warbixin Kooban

DHISMAHA HAY'ADAHA

Horumarinta Qaranka
HE .Xil. Maxamed Aadan Macalin Soomaali
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada
Wasiirka Isgaarsiinta & Tiknoolojiyadda |
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Mudane Maxamed Aadan Macallim Cali (Maxamed Soomaali) waa mas’uul dowladeed oo khibrad u leh hoggaaminta iyo fulinta siyaasadaha heer qaran. Waa Wasiirka Isgaarsiinta & Tiknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, sidoo kale waa xubin katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Intii uu ku jiray adeegga dadweynaha, xildhibaan Maxamed Soomaali wuxuu horey u soo qabtay xilal kala duwan oo heer wasiir ah:
Waaxyaha

E-government

Boostada

NTTI

Maamulka&Maaliyadda

Qorsheynta

Shaqada&Shaqaalaha

Teknolojiyada

hal-abuurka

dayax-gacmeedka
Saaxiibbada





