๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐ข ๐ฆ๐ข๐ข ๐ซ๐๐ฅ๐๐ฌ ๐๐ข๐ฅ๐ ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐ง๐ ๐ ๐๐ฆ๐๐ฅ๐จ๐จ๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐
Muqdisho, Soomaaliya, 8 Oktoobar 2025 Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Maxamed Aadan Macallim (Soomaali) ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Kormeerka Hirgelinta Mashruuca Isdhexgalka Dijitaalka Bariga Afrika (Eastern Africa Regional Digital Integration Project). Kormeerkan ayaa lagu falanqeeyay heerarka uu marayo mashruuca, dardargelinta qorshayaasha sanadlaha ah, iyo horumarinta isku xirka dijitaalka ee […]