๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐จ๐ฅ๐๐ฌ ๐ช๐๐๐-๐ง๐๐ฆ๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฆ๐ง๐๐ฅ๐๐๐ง๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐ (๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑโ๐ฎ๐ฌ๐ฏ๐ฌ)
Muqdisho, Soomaaliya โ 12ka Oktoobar 2025 Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Moalim (Soomaali), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Wada-tashi Qaran oo socon doona laba maalmood, laguna gorfeynayo Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka ee Soomaaliya (2025โ2030). Wasiir Maxamed Soomaali ayaa xusay in istaraatiijiyaddan cusub ay noqon doonto hagaha guud ee mideynaya […]