πͺππ¦πππ₯ π ππ«ππ ππ π¦π’π’π ππππ π’π’ πͺππ¦πππ₯ππππ ππ¦ππππ₯π¦πππ‘π§π ππ¨ π€πππππππ¬ Wππππ ππ π¦π’π’ππππ¬ πππ¬βππππ π€ππ₯ππ πππ π πππ’π’πππ¬ ππ π ππ¦ππππ₯πππππ (π¨π‘π’π£π¦).
Muqdisho, Soomaaliya 13-ka Oktoobar 2025 β Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane π ππ«ππ ππ πππππ‘ π πππππππ (π¦π’π’π ππππ), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hayβadda Qaramada Midoobay ee Mashaariicda π¨π‘π’π£π¦ oo uu horkacayey Alaβa Nemer, Agaasimaha Guud ee UNOPS ee Soomaaliya. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay horumarinta adeegyada dhijitaalka ah ee dowladda, xoojinta […]